Gebilay - Wararka ka imanaya magaalada Gebilay ee ku taalla Somaliland ayaa sheegaya in taliyihii ciidanka dab-damiska ee magaalada Gebilay Caydaruus Cumar Ibraahin inuu ku geeriyooday, ka dib markii uu liqay dhaamka weyn ee magaalada Gebilay.
Haddaba weriyaha VOA ee magaalada Hargeisa, Khadar Maxamed Cakulle ayaa dhacdadan ka waraystay hoggaanka ciidanka dab-damiska Cabdifataax Maxamed Sulux.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available