Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ileyska VOA: Sooyaalka kubadda cagta Soomaaliya


Xulka Somalia
Xulka Somalia

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waayihii ay soo martay kubadda cagta Soomaaliya kadib markii dhowaan xulka 17 jirada ah ay guul taariikhi ah ka gaareen cayaaraha bariga iyo bartamaha Afrika.

Waxaa diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Ileyska VOA: Sooyaalka kubadda cagta Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:25 0:00

XS
SM
MD
LG