War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda cururka Kansarka Soomaaliya

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Khuburada caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegay in noocyada kala duwan ee cudurka Kansarka uu kusii faafayo Soomaaliyaa, waxaynta sababta ku sheegeen qalbka caafimaad iyo dawadiisa oo dalka ku yar.

Si aan macluumaad badan uga ogaanno waxaa toddobadkan barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha marti ku ah Dr. Xuseen Abshir Xasan. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha1.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG