Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xukun dil ah oo lagu fuliyay askarigii dilay Wasiir Cabaas Siraaji


Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Cabdullaahi Sheikh Siraaji oo la dilay May 2017-kii.
Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Cabdullaahi Sheikh Siraaji oo la dilay May 2017-kii.

Maxkamadda ciidaamda ayaa Sabtida maanta ah xukun dil ah ku fulisay dable Axmed Cabdullaahi Caydiid oo 2017-kii dilay wasiir Cabaas Siraaji oo ka tirsanaa xukuumaddii Ra'iisulwasaare Xassan Cali Khayre.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa hore xukun dil ah ku ridday Axmed C/llaahi Cabdi oo lagu helay inuu dilay wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan Muqdishu ka soo diray.

Warbixinta oo buuxda halkan ka dhageyso
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00

XS
SM
MD
LG