Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidan uu hoggaaminayo xildhibaan Jacfar oo dhaq-dhaqaaq ka wada Beledweyne


Ciidanka Jacfar uu horkacayo ee ka tegay Muqdisho
Ciidanka Jacfar uu horkacayo ee ka tegay Muqdisho

Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa dhadhaqaaq ciidan ka wada ciidamo uu horkacayo xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar.

Ciidamadan oo dhawaan Muqdisho dayuurado looga qaaday ayaa ku jiheysan deegaanka Maxaas si ay ugu biiraan ciidamo halkaa horey u sii joogay oo qorsheynaya inay dagaal ku qaadaan maleeshiyada Al-Shabaab ee ku suggan magaalada Ceelbuur iyo deegaanada ku hareeyeysan.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Beledweye kasoo diray Xuseen Xassan Dhaqane.

Ciidan uu hoggaaminayo xildhibaan Jacfar oo dhaq-dhaqaaq ka wada Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

XS
SM
MD
LG