Dhuusamareeb —
Kulan looga hadlaayey dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-shabaab ayna ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, siyaasiyiin iyo xildhibaanada federaalka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.
Kulankan ayey masuuliyiinta gobolka iyo siyaasiyiintaba waxay kaga dhawaaqeen dagaal ka dhan ah Al-shabaab.
Warbixintan waxaa inoo soo direy wariyaheena Abdiwaxid Macalin isaaq.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available