Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Heerka cudurrada dhimirka Soomaaliya


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Toddoobadkii hore, dunida waxaa laga xusay maalinta caalamiga ah ee xanuunnada ku dhaca dhimirka, waxaana Soomaaliya ay ka mid tahay meelaha ay ka jiraan cuduradda ku dhaca maskaxda, iyadoo dhaqaatiirtu sheegeen in dagaalka sokeeye uu dhaawac maskaxda qeyb ka yahay.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa kusoo qaadaneyna; heerka cudurada dhimirka ee Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Cabdulqaadir Xuseen Warsame oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliya.

Waxaa barnaamika soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka dhageystaha.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

XS
SM
MD
LG