Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'adaha gargaarka oo ka deyrinaya xaaladda nafaqo ee caruur Soomaaliyeed


Hey’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha gargaarka ayaa Jimcihii shalay ku sheegay warbixin ay sii daayeen in heerka nafaqa-darrida caruurta uu meel xun marayo Soomaaliya.

Warbixintan ayey hey’aduhu ku sheegeen in caruurta ay qoysaskoodu abaarta iyo colaaddu soo barakaciyeen ee bartamaha Soomaaliya ay aad u liitaan.

Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixin arrintan ku saabsan inoo soo koobaya.

Hay'adaha gargaarka oo deyrinaya nafaqada malaayiin caruur ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:40 0:00

XS
SM
MD
LG