Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xulka Soomaaliya ee 17 jirrada oo ku guuleystay koobka CECAFA U17


Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’dooda ka yar tahay 17 jirka ayaa Sabtida maanta ah qaaday koobka tartanka ee ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, waxayna ka adkaadeen xulka South Sudan.

Ciyaarta oo xiisa gaar ah xanbaarsaneyd ayaa xulka Soomaaliya waxa ay dhiggooda South Sudan kaga adkaadeen 3 gool iyo hal.

Cabdiqaadir Samakaab ayaa warbixintan kooban ku sharxaya.

Xulka Soomaaliya oo 3-1 kaga badisay xulka Koonfurta Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:29 0:00

XS
SM
MD
LG