Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sideed qof oo ku dhintay, miino la kacday gaari u kala safrayey Afgooye iyo Muqdisho

Gaari ay miino la kacday
Gaari ay miino la kacday

Baydhabo - Illaa iyo hadda inta la ogyahay sideed qof oo rayid ah ayaa ku dhintay shan kalena wey ku dhaawacmeen, kadib markii shalay galab ay miino la qaraxday gaadhi bas ah oo ay la socdeen dad rayid ah, gaadhigaasi oo u kala safrayay Muqdisho iyo Afgooye.

War arintan ku saabsan waxa magaalada Baydhabo nooga soo diray wariyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Khasaaraha ka dhashay Bus ay miino la kacday
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:29 0:00

XS
SM
MD
LG