Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Maxaa hortaagan doorashada qof iyo cod ee Puntland?


Doorashada Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu ku saabsan yahay 24 sano kadib aas aaskii Puntland, maxay tahay caqabada hortaagan in ay si buuxda u hirgasho doorsaho qof iyo cod ah?

Sadadex degmo ayaa ilaa hdada laga hirgeliyey doorasho qof iyo cod ah islamarkaasna gole degaan yeeshay, iyadoo ay jiraan siyaasiyiin mar walba ka biyo diidaa hanaanka Doorashada qof iyo cod ah in Puntland laga hirgeliyo.

Qoraal shalay ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in doorasho qof iyo cod ah uu maamulka Puntland ka qaban doono 37 degmo oo buuxiyey shuruudaha iyo habraaca degmooyinka doorashadu ka dhacayso.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa soo jeedineysa barnaamijka.

Faaqidaadda: Doorashada qof iyo cod ee Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:34:08 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG