Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanaag: Dadaal lagu badbaadinayo wiil ku dhacay god dahab laga qodayey


Sanaag
Sanaag

Dadka ku dhaqane deegaan lagu magacaabo Milxo oo ka tirsan buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag, oo qiyaastii 180 KM dhinaca Galbeed kaga beegan magaaladda Boosaaso, ayaa wada dadaal ay ku doonayaan inay kusoo badbaadiyaan wiil dhallinyaro ah oo shalay galab uu ku dumay god ay dahab ka qodayeen.

Godkan dumay ayaa dhererkiisa gunta hoose lagu qiyaasay ilaa iyo 40 mitir, mana cadda in wiilku noolyahay iyo in kale.

Weriyaha VOA Faduamo Yaasiin Jaamac ayaa arrintaas waxay waraysi kala yeelatay Cabdirisaaq Cali Qalinle oo ka mid ah dadka deegaanka Milxo.

Sanaag: Dadaal lagu badbaadinayo wiil ku dhacay god dahab laga qodayey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

XS
SM
MD
LG