Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Maxaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab loogu ballaarin la'yahay gobollada ka baxsan Hiiraan?


Ciidamada dowladda

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay. dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab ee ka billowday gobollada Hiiraan iyo Galguduud, iyo sababta illaa hadda kacdoonka iyo dagaallada xooggooda ku koobay gobolka Hiiraan, oo aysan gobollada kale ee dalka si xooggan ugu biirin.

Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Bandhigga VOA: Maxaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab loogu ballaarin la'yahay gobollada ka baxsan Hiiraan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:03 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG