Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha Hiiraan oo faahfaahiyey howlgallada ka socda gobolka


Cali Jeyte
Cali Jeyte

Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya qaraxyadii shaley ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kuwaasi oo gaarayey illaa saddex qarax.

Ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta ee ka socda dalka Jabuuti ayaa la sheegayaa inuu khasaare ka soo gaarey weerarkaas, inkastoo aan la faahfaahin.

Qaraxyadii ugu danbeeyey iyo dagaallada gobolka Hiiraan ayey haddaba Falastin Ahmed Iman ka wareysatey gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan, ugu horreyna wuxuu faah faahiyey khasaraha qaraxyadii shaley.

Wareysi: Guddoomiyaha Hiiraan oo faahfaahiyey howlgallada ka socda gobolka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

XS
SM
MD
LG