Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dagaalka ay dowladda ku iclaamisay Al-Shabaab


Xoogga dalka
Xoogga dalka

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadkan waxa uu maanta ku saabsan yahay dagaalka ay iclaamisay dowladda Soomaaliya ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobollo ka mid ah dalka, dagaalkaas oo qeyb ka yihiin shacab hubka qaatay.

Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Faaqidaadda: Dagaalka ay dowladda ku iclaamisay Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:35:17 0:00

XS
SM
MD
LG