Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka isgaarsiinta Soomaaliya oo ka qeyb-galaya shirka ITU

Jaamac Xasan Khaliif
Jaamac Xasan Khaliif

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa waxa uu kaga qayb galay magaalada Bucharest ee dalka Romania shir ay soo qaban qaabisay hay'ada isutaga isgaarsiinta adduunka oo loo yaqaano ITU.

Shirkan oo afartii sanaba mar dhaca ayaa wariyaha VOA-da Qaarada Yurub uu ka wareystay wasiirka, waxaanu marka hore weydiiyey bal in uu soo koobo waxyaabaha shirkan lagaga wada hadlay.

Wasiirka isgaarsiinta Soomaaliya oo ka qeyb-galaya shirka ITU
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:19 0:00
XS
SM
MD
LG