Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Ururada aan dowliga ahayn ee Soomaalida ee guuleystay


Havayoco
Havayoco

Barnaamijkeenna Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay urur maxalli ah oo ay dad Soomaali ah aas-aaseen 30 sano kahor oo maanta ka shaqeeya badi magaalooyinka Geeska Africa iyo doorka uu ka qaatay horumarinta waxbarashada dhalinyarada, hirgalinta ceel biyoodyo laga dhisay dhul oomane ahaa iyo wax soo saarka beeraha.

Waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Bandhigga VOA: Ururada aan dowliga ahayn ee Soomaalida ee guuleystay
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:12 0:00

XS
SM
MD
LG