Shir gudoonka golaha guurtida Somaliland ayaa dib ugu celiyey golaha wakiilada labada xeer ee doorashooyinka iyo ururada, kuwaasi oo dhawaan golaha wakiiladu u gudbiyeen guurtida, waxaana xeerkani uu khilaaf ka abuur xildhibanada dhexdooda.
Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.