Isku xirrada

War Deg-Deg ah

James Swan oo ballan-qaad u sameeyey Jubaland


James Swan iyo Axmed Madoobe
James Swan iyo Axmed Madoobe

Si looga hortago macluusha laga cabsi qabo inay ku dhufato Soomaaliya, ayaa bilihii u danbeeyay waxaa socday dadaal caalami ah oo waddo beesha caalamka

Madax ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa booqanayay Muqdisho iyo dowlad goboleedyada dalka. Waxaa ugu danbeeyay wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo booqday magaalada Kismaayo.

Wafdigaas oo uu hoggaaminayey wakiilada QM ee Soomaaliya James Swan, ayaa sheegay inay Jubaland ka taageerayaan sidii wax looga qaban lahaa abaaraha baahsan ee ku dhuftay gobolada Jubooyinka.

Haddaba kulankii saraakiisha QM iyo madaxda maamulka Jubaland, waxaa warbixintan kasoo diray wariyaha VOA ee magaalada Kismaayo, Aadan Maxamed Salaad.

James Swan oo ballan-qaad u sameeyey Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

XS
SM
MD
LG