Xildhibaanada muxaafidka ee Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa ka horyimid labadii mooshin ee shalay goluhu ansixiyey iyagoo ku tilmaamay inuu ahaa sharci-darro, sida ay sheegeen.
Wax ka beddelkan ayaa khuseeyey xeerarka 14 iyo 91 ee ku saabsan doorashooyinka guud iyo ururada Somaliland.
Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.