Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Dagaallada Al-Shabaab iyo shacabka


Al-Shabab Al-Shabaab
Al-Shabab Al-Shabaab

Dagaalka u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa wali ka socda gobalka Hiiraan xili maalin ka hor ciidamadu la wareegeen degaanka Aboorey oo ka mid ah saldhigyad ugu waaweyn ee Al-Shabaab ay ku lahayeen gobalka Hiiraan.

Dagaallada Al-Shabaab iyo shacabka ayaa sidoo kale ka socda deegaano ka mid ah mamaul goboleedka Galmusug.

Haddaba waxaa dagaalladan iyo abaabulka dadka deegaanka ee ka dhanka ah Al-Shabaab nala fallanqeynaya Sonkor Jaamac Geyre, agaasimihii hore ee wasaaradda Gaashaandhiga. Waxa uu u warramay Falastiin Axmed Iimaan.

Fallanqeyn: Dagaallada Al-Shabaab iyo shacabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00

XS
SM
MD
LG