Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Muuse Biixi oo booqday deegaanka Tukaraq


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo maalmahan booqasho ku marayey gobollo ka mid ah Somaliland ayaa maanta tagay gobolka Sool, waxaana degaannada uu booqday ka mid ah Tukaraq oo uu hadal ka jeediyey.

Warbixintan waxaa inoo soo diray weriyaha VOA Cabdikariim Olol.

Madaxweyne Muuse Biixi oo booqday deegaanka Tukaraq
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:35 0:00

XS
SM
MD
LG