Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyey wax ka beddel iyo kaabis ay ku sameeyeen xeerka guud ee doorashooyinka iyo xeerka ururada ee 14.
Nuxurka wax ka beddelkan ayaa ah inay goluhu meel mariyeen doorasho isa-saar ah, taasi oo ah in mar la wada qabto doorashada madaxtooyada iyo tan ururada.
Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.