Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Waa sidee xaaladda dadkii ka barakacay abaaraha Soomaaliya ee galay xeyaha Kenya?


Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkan ka digtay in abaaraha Soomaaliya ay isku bedeli doonaan macluul wixii loo gaaro bisha soo socota Oktoober, isla markaana ay gaajo iyo macluul u dhiman doonaan kumannaan qof, haddii aan la helin ugu yaaan $1 bilyan oo dollar oo wax looga qabto.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda ay ku sugan yihiin kumannaan qof oo ka barakacay abaaraha Soomaaliya oo gaaray xeryaha xaqootiga ee Dhadhaab, waxaana marti ku ah guddoomiyaha guud ee xeryaha Dhadhaab Cabdullahi Cali, waxaana barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:22 0:00

XS
SM
MD
LG