Dowlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia, gaar ahaan maamulka iyo shabacabka gobalka Shabelle ayaa bilaabay in ay ka taageeraan dadka Gobalka Hiiraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Maamulka Shabeelle ayaa saanad militari, raashin iyo agab kale ugu deeqay gobolka Hiiraan.
Wariyaha VOA Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Beledweyne.