Ururka ONLF ayaa si xooggan u beeniyey war lagu baahiyey warbahainta taageerta dawladda Itoobiya oo daabacay in ururka TPLF uu si wadajir ah ula shaqeeyo Al-Shabaab, Shene iyo ururka ONLF, sida lagu sheegay qoraalkaasi.
ONLF waxay sheegeen inay doonayana raal-igelin in laga bixiyo qoraalkaasi.
Warbixintan waxaa Jigjiga nooga soo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.