Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyey xubno ka mid noqonaya guddiga doorashada


Golaha Wakiilada Somaliland
Golaha Wakiilada Somaliland

Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee maanta ayay mudanayaashu ku ansixiyeen saddexdii xubnood ee ka dhinaa gudidda dooraahooyinka iyadoo haantan ay dhamaystiran yihiin xubnihii gudidda doorashadu.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyey xubno ka mid noqonaya guddiga doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00

XS
SM
MD
LG