Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoor Qoor oo booqday degaano ay dhowaan weerareen Al-Shabaab


Qoor Qoor
Qoor Qoor

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa booqday degaanka Cada-kibir oo dhowaan weerar uga yimid dhinaca Al-Shabaab, weerarkaasi oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku burburiyeen ceelal iyo xarun isgaarsiin.

Warbixintan waxaa Gaalkacyo inooga soo diray Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday degaano ay dhowaan weerareen Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00

XS
SM
MD
LG