Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa hortaagan in dowladdu ka dhabeyso ballanqaadkeedii ahaa dagaal ka dhan ah Al-shabaab?


Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya
Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya

Ururka Al-shabaab ayaa maalmihii ugu dambeeyay kordhiyey qaraxyada iyo weerarada ay ka geysanayaaan deegaanno kala duwan oo Soomaaliya iyo waddamada dariska ah, isla markaana goolaha qaar ka geystay dil wadareed, taas oo kasii darta xaaladda amni ee Soomaaliya.

Haddaba maxay tahay sababta ay Al-Shabaab weeraradan u geysanayaan xiligan? Maxaase hortaagan in dowlada ka dhabeyso balanqaadkeedii ahaa dagaal ka dhan ah Al-Shabaab inay qaadi doonto.

Falastin Ahmed Iman ayaa warbixin arrintan ku saabsan inoo heysa.

Maxaa hortaagan in dowladdu ka dhabeyso ballanqaadkeedii ahaa dagaal ka dhan ah Al-shabaab?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:01 0:00

XS
SM
MD
LG