Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda caafimaad ee Bilaal Bulshaawi?


Bilaal Bulshaawi
Bilaal Bulshaawi

Waxaa si weyn looga hadal hayaa baraha bulshada weerar lagu dhaawacay wiil dhallinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Cali Maxamuud oo ku magac dheer Bilaal Bulshaawi. Bilaal Bulshaawi ayaa la weeraray isaga oo ku sugan maqaaxi ku taalla Muqdisho, waxaana lala dhaawacay qof kale oo la socday. Xaaladda caafimaad ee Bilaal Bulshaawi ayaa hadda soo hagaageysa.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan ka soo diray Muqdisho.

Waa sidee xaaladda caafimaad ee Bilaal Bulshaawi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00

XS
SM
MD
LG