Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka teknoolajiyadda Somaliland oo ka furmay Boorama

Shirka Teknoolajiyadda Somaliland
Shirka Teknoolajiyadda Somaliland

Waxaa magaalada Boorama ee caasimadda gobolka Awdal ka furmay carwo ku saabsan teknoolajiyada.

Carwadan waxaa kasoo qaybgalay shirkadaha isgaarsiinta iyo adeegga internet-ka, waana sannadkii afaraad ee shirkan oo kale uu qabsoomo.

Haddaba weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good ayaa shirkan ka waraystay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada ee Somaliland Cabdiweli Cabdullaahi Sheekh Suufi.

Waxa uu ugu horrayn weydiiyey ujeeddada furitaanka Carwada.

Shirka teknoolajiyadda Somaliland oo ka furmay Boorama
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

XS
SM
MD
LG