Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Deegaano ka mid ah Sh/Hoose oo webiga uu biyo keenay


Webiga Shabelle
Webiga Shabelle

Beeraleyda ku dhaqan degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya inay u riyaaqeen webiga Shabeelle oo biyo yeeshay kadib markii uu muddo biyo la’aan ah ku sugnaa roob la’aanta gobolka darteed.

Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ku eegaya biyahan iyo waxa uu ka beddelayo xaaladda beeralayda deegaanka.

Deegaano ka mid ah Sh/Hoose oo webiga uu biyo keenay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00

XS
SM
MD
LG