Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siyaasiyiin iyo aqoonyahano ka falceliyey muddo kororsiga Jubaland


Jubaland
Jubaland

Baarlamanka Jubaland ayaa dhowaan wax ka bedel ku sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka Jubbaland, islamarkaana kordhiyay muddo xileedka hay’adaha dowlad goboleedka Jubbaland.

Haddaba waxaa soo baxayay in aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda Jubbaland ay ku kala aragti duwanaadaan go’aanadaasi uu baarlamanka qaatay.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Siyaasiyiin iyo aqoonyahano ka falceliyey muddo kororsiga Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00




XS
SM
MD
LG