Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidamada dowlada sarreeye guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqday qaar ka mid ah degaanadii ay ciidamada dowladda ka qabsadeen kooxda Al-Shabaab ee Gobalka Hiiraan.
Waxaa halkaasi ciidamada dawladda iyo dadka degaanka oo iskaashanaya ay kula dagaalamayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa Beledweyne inooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.