Hargeysa —
Qaar ka mid ah Salaadiinta iyo madax dhaqameedka Somaliland ayaa mucaaradka iyo xukuumadda labada dhinacba ku boorriyay in ay ka fogaadan wax walba oo keeni kara in lasii kala fogaado, iyaga oo sidoo kalena ku baaqay in la sii daayo Suldan Axmed Cado Gude oo boolisku xidheen.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available