Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan muddo kororsiga hay'adaha maamulka Jubaland


Axmed Madoobe
Axmed Madoobe

Baarlamaanka maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta muddo kordhin u sameeyey ha'adaha dowliga ah ee Jubaland, waxaana xildhibaanada Golaha Wakiilada Jubaland wax ka badal ku sameeyay qodobada dastuurka ee ka hadlaya muddo xileedka madaxweynaha iyo xukuumadiisa.

Baarlamaanka ayaa ka dhigay shan sano, halkii markii hore uu ka ahaa afar sano.

Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixitan inooga soo diray Kismaayo.

muddo kororsiga Jubaland.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00

XS
SM
MD
LG