Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Hadraawi oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed ee heesahooda iyo gabayadooda sida weyn loo jecelyahay.
Abkaanka ayaa u geeriyooday xanuuno uu muddo sarir jiif la ahaa.
Haddaba qaar ka mid ah abwaaniinta Soomaaliyeed iyo bahda fanka ee Muqdisho ku sugan ayaa dareenkooda ka dhiibtay geerida abwaanka.
Seynab Abuukar Maxmed ayey u warameen.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available