Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dalka Ciraaq oo laga baqayo inuu isu bedello dagaal sokeeye.
Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.