Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay sagaal qarax oo ka dhacay duleedka Kismaayo


Kismaayo
Kismaayo

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen 11 kalana ay ku dhaawacmeen kadib qaraxyo sagaal gaaraya oo ka dhacay dhulka miyiga ah ee galbeedka magaalada Kismaayo.

Dadka dhaawacmay iyo kuwa dhintay ayaa ahaa dad ku safrayay waddada qaraxyada ay ka dhaceen.

Weriyahayaga Aadan maxamed Salaad ayaa weerarkan ka waraystay Gaashaanle Sare Gaboobe Xasan Barre oo ah Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee Deegaanada Galbeedka Kismaayo.

Dad ku dhintay sagaal qarax oo ka dhacay duleedka Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00

XS
SM
MD
LG