Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xassan Sheekh: Waa muhiim in la ansixiyo Sharciga la Dagaallanka Argagixisada

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tegay xarunta ciidmada Booliiska looga arimiyo, waxaanu sheegay in ay muhiim tahay ansixinta xeerka la dagaalanka argagixisada.

Madaxweynahaa ayaa warbixin ka dhageystay ciidanka booliska gaar ahaan xaaladda amniga xilli shalay magaalada uu ka dhacay qarax.

Wariyaha VOA, Cbadulqadir Maxamede Cabdulle ayaa warbixintan magaalda Muqdisho ka soo diray.

Halkan ka dhageysto warbixinta oo dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

XS
SM
MD
LG