Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriye Cali Muuse Cabdi oo ku geeriyooday Talyaaniga

Cali Muse
Cali Muse

Dalka Talyaaniga waxaa ku geeriyooday xalay saxafigii ruug caddaaga ahaa ee Cali Muusa Cabdi kadib markii uu xanuun kusoo booday.

Cali Muuse ayaa horey ugu soo shaqeeyey hay’ado warbaahineed oo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen wakaaladda wararka AFP, ANSA iyo BBC.

Haaruun Macruuf ayaa geerida Cali Muuse ka waraystay Xasan Bariise oo horey ay usoo wada shaqeeyeen Cali Muuse.

Weriye Cali Muuse Cabdi oo ku geeriyooday Talyaaniga
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG