Qaahira —
Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xogta aan ka ognahay wada-hadalladii madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar, Xasan Sheekh iyo Cabdifataax el-Sisi ku dhexmaray Qaahira.
Waxaa soo jeedinaya soona diyaariyey Maxamed Colaad Xasan.