Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho oo lagu soo bandhigay buug laga qoray taariikhda iyo xadaaradda Soomaalida


Muqdisho
Muqdisho

MUQDISHO - Akademiyad goboleedka Afka iyo dhaqanka Soomaaliga ee AGA oo magaalada Muqdisho looga dhisay xarun cusub ayaa lagu soo bandhigay buugaag kala duwan oo laga qoray xadaaradda iyo dhaqanka Soomaalida.

Dhismahan cusub ee xarunta AGA ayaa soo jiidatay qeybo badan oo ka mid ah bulshada, gaar ahaan aqoonyahanka, saxafiyiinta iyo cilmi baarayaasha dalka.

Weriyaha VOA-da ee magaalada Muqdisho, Cabdicasiis Barrow oo dhowaan booqday ayaa warbixintaan ku eegaya.

WARBIXINTA AKADEMIYAD GOBOLEEDKA AFKA IYO DHAQANKA
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

XS
SM
MD
LG