Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi Dr. Dufle: Halista cudurka cagaarshoowga


Dr. Dufle

Maanta waxaa dunida laga xusayaa waxyeelada xanuunka dilaaga ah ee Hepatitis, waxaana cudurkaan oo lagu kala qaado siyaabo kala duwan oo dhiiga iyo dheecanada jirka ah, kaas oo saameyn xoogan ku leh dadka Somalia wakhtigan.

Dadka ugu badan uu ku dhaco, iyo siyaabaha lagu kala qaado iyo calaamadihiisa ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka wareystey Prof Cusmaan Maxamuud Dufle oo ku taqsussey cudurada beerka.

Ugu horeyntii waxey waydiisey inuu sharaxo waxyeelada xanuunkan?

Halista cudurka cagaarshoowga.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG