Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida shacabka ee waqtiga Xamza loogu daray dhismaha xukuumadda


Xamza iyo baarlamanka
Xamza iyo baarlamanka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa laga sugayaa inuu soo dhiso gole wasiiro maalmo gudahood kadib markii Aqalka Hoose ee baarlamaanku ay toban maalmood ugu dareen muddada uu kusoo dhisayo xukuumadda.

Haddaba qaar ka mid ah dadweynaha ayaa fikraddooda ka dhiibtay nooca xukuumadda ay tahay in lasoo dhiso.

Weriyahaga Muqdisho Seynab Abuukar ayaa la hadashay qaar ka mid ah dadweynaha, waxayna kasoo duubtay fikradahooda.

Aragtida shacabka ee waqtiga Xamza loogu daray dhismaha xukuumadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00

XS
SM
MD
LG