War Deg-Deg ah

Wareysi: Cabdiraxmaan Cirro oo ku baaqay dibadbax

Cirro
Cirro

Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa sheegay inay sameyn doonaan banaanbaxyo salmi ah.

Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa musharax Abdiraxman Ciro ka wareystay ugu horeyna waxa uu weydiiyey waxa ku cusub shir jaraa’id oo maanta uu qabtay.

Cabdiraxmaan Cirro oo ku baaqay dibadbax

No media source currently available

XS
SM
MD
LG