Kismaayo —
Kulan Bulshada loogu wacyigelinayay dhowrista deegaanka iyo sidii looga hortagi lahaa xaalufka lagu hayo dhiraayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, iyadoo masuuloyiina Jubaland ay bulshada uga digeen inay dhirta gooyaan.
Faah-faahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.