War Deg-Deg ah

Muxuu ka dhigan yahay qaraxii Al-Shabaab ay ka fulisay Jowhar?

Al-Shabab Al-Shabaab
Al-Shabab Al-Shabaab

Ururka Al-Shabaab ayaa shalay qarax culus ka gaystay magaalada Jowha,r kaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan saddex qof, in ka badan toban kalena ay ku dhaawacmeen.

Qaraxan ayaa yimid kadib istiraatijiyada cusub ee la dagaalanka Al-Shabaab ee uu soo bandhigay madaxweynaha Soomaaliya, istiraatijiyadaas oo iskugu jirta mid milatari, mid dhaqaale iyo mid fikirka ah.

Haddaba warbixin ku saabsan weerarkan iyo muhiimadda dawladda ee amniga waxaa warbixinta inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Muxuu ka dhigan yahay qaraxii Al-Shabaab ay ka fulisay Jowhar?

No media source currently available

XS
SM
MD
LG