Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo faahfaahisay maxaabiis lagu helay Al-Shabaabnimo oo baxsaday


Puntland
Puntland

GAALKACAYO - Taliyaha booliska gobolka Mudug ee Puntland Muumin Cabdi Shire ayaa idaacadda VOA faahfaahin dheeraad ah ka siiyey maxaabiis ka baxsatay jeelka weyn ee magaalada Gaalkacayo kadib markii ay jabsadeen.

Qaar kamid ah maxaabiista baxsatay ayay maxkamadda magaalada Gaalkacayo ay ku riday xukuno kala duwan, iyada oo loo haystay inay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab.

Wariyaha VOA-da ee Gaalkacayo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa arrimahaasi ka waraysatay Taliyaha.

Puntland oo faahfaahisay maxaabiis baxsatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

XS
SM
MD
LG