Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee looga ciiday Galmudug, Djibouti, Jigjiga, Nairobi iyo Dhadhaab?


Kenya Eid al-Adha
Kenya Eid al-Adha

Guud ahaan Ummadda Muslimiinta ee ku kala sugan daafaha caalamka oo lagu qiyaaso 1.8 bilyan ayaa maanta u dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa.

Maanta Gelinka hore ayay Muslimiintu badankood isugu tageen masaajidda, barxado iyo garoomo si ey u oogaa salaadda ciidda, ka dibna waxaa bilaabmay damaashaadka ciidda.

Wariyeyaasheenna ku sugan magaalooyinka, Nairobi, xeryaha Qaxootiga Dhadhaab, Jigjiga iyo Djibouti ayaa noo soo diray warbixino ku saabsan sida looga ciiday magaalooyinkaas, balse aan ku horeyno ku horeyno Galmudud iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoor Qoor oo deegaanka Baxdo kula tukaday sha

Sida looga ciiday magaalooyinka qaar ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:18 0:00

cabka Saladda Ciida Masjidka Magaalada.

XS
SM
MD
LG